Toggaherer’s Weblog

WARBIXIN SHEEGAYSA IN DUULIMAADYADA DEEQAHA U SIDA DALALKA DAGAALADU KA DHACAAN AY HUBKANA GEEYAAN

Posted on: May 12, 2009

WARBIXIN SHEEGAYSA IN DUULIMAADYADA DEEQAHA U SIDA DALALKA DAGAALADU KA DHACAAN AY HUBKANA GEEYAAN

click to comment

Warbixin laga soo saarey hay’ad laga leeyahay dalka Sweden lana yidhahdo Xarunta Cilmibaadhida Nabada ee SIPRI ayaa lagu sheegay in inta badan duulimaadyada geeya deeqaha wadamada ay dagaaladu ka dhacaan ee Afrika lagu qariyo oo ay sii daabulaan hub & rasaas.

Warbixintan ayaa lagu sheegayn in ku dhaw 90% duulimaadyada deeqaha loo wado Afrika, ee hoostaga Qaramada Midoobey ay fuliyaan hawlo hub daabulis ah.

Warbixinta ayaa lagu tilmaamey in shirkadda la yidhaa Aviacon Zitotrans oo laga leeyahay dalka Ruushka ay u daabusho Afrika hubka lagu sameeyo Ruushka si sharci daro ah.

SIPRIS ayaa ku sheegtay warbixinteeda in meelaha u daran ay yihiin Sudan iyo dalka Chad ee deriska ah.
Xarunta Cilmibaadhista Nabada ee SIPRI ayaa waxaa ka mid ah macaamiisheeda Laanqeyrta Cas iyo Qaramada Midoobey

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: