Toggaherer’s Weblog

AMAANKA CAASIMADA OO LA ADKEEYEY IYO WADADA HOR MARTA MADAXTOOYADA OO LA XIDHAY

Posted on: May 12, 2009

AMAANKA CAASIMADA OO LA ADKEEYEY IYO WADADA HOR MARTA MADAXTOOYADA OO LA XIDHAY

Hargeysa 12 May 2009 THN
Amaanka Magaalada Hagerysa aya la adkeeyey ilaa Xalay iyada oo Ciidamo Farabadan lagu arkayay Goobaha Qaar gaar ahaan Wadooyinka magaalada Soo gala sidoo kale waxa la xidhay habeenkii Xalay ilaa maantana Xidhan oo cidi marayn wadada wadnaha ee Hor marta Madaxtooyada Somaliland, geesta kale Habenkii Xalay Saqbadhkii ayay Diyaarad aan haybteeda la garanayn Dul Heeheebaysay Magaalada.

Saraakiisha Amaanka Iyo Wasaarada Daakhiliga ayaan iyana Ka hadlin Waxa Soo kordhay .
Sidoo Kale waxa jira warar La isla Dhex marayo oo sheegaya In Ninman Ka tirsan Ururka Argagaxisada ah ee Alshabaab Ay soo galeen Hargeysa iyaga oo damacsan in ay qaraxyo Fuliyaan inta ka Horeysa 18 May,wararka qaar ayaa sheegaya iyana in la qabqabtay qaar ka mid ah ragaa argagaxisada ah.

XAFIISKA WARARKA TOGAHERER
HARGEYSA
MAXAMED MUSE

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

May 2009
S S M T W T F
« Apr   Jun »
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
%d bloggers like this: