Toggaherer’s Weblog

CINJIR GALMOOD RAASHIN LAGA DHIGAY (CONDOM)

Posted on: May 7, 2009

CINJIR GALMOOD RAASHIN LAGA DHIGAY (CONDOM)

CINJIR GALMOOD RAASHIN LAGA DHIGTAY

Mid kamid ah meelaha raashinada laga cuno ee loo Yaqaan McDonald’s , ayaa waxa raashinka lagu daray oo lagu kariyay CINJIRKA (CAAGA) Galmada loo isticmaalo si looga hortago in ilme caloosha haweenayda uu gallo amaba lagaga digtoonaado cudurada lagu kala qaado Galmada.

Booliiska Deegaanka Frinbourg ayaa sheegay inay Hooyo u yeedhay ciidanka Booliska kadib markii gabadh yar ooy dhashay oo todoba sanno jirta ay ka dhex heshay Baradhada la shiilay ee loo yaqaan (French Fries) cinjir galmoodkaa oo lagu dhex kariyay.

Dhacadadan Amakaaga leh, ayaa la baadhayaa qaabka raashinka loogu dhex arkay cinjirkan.

Xafiiska warqabadka TogaHerer Uk


FATAH

Advertisements

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

May 2009
S S M T W T F
« Apr   Jun »
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
%d bloggers like this: