Toggaherer’s Weblog

WASIIRKA ARIMAHA DIBADA SOMALIA OO SHIR SAXAFADEED KU QABTAY MOQDISHO

Posted on: May 6, 2009

WASIIRKA ARIMAHA DIBADA SOMALIA OO SHIR SAXAFADEED KU QABTAY MOQDISHO

Moqdhiso 06 May 2009 (THN)
Wasiirka Arimaha Dibadda Soomaaliya Cabdullaahi Oomaar ayaa maanta ku qabtey shir saxaafadeed magaalada Muqdisho, Wasiirka ayaa ka hadley safarada Dawladdu ay ku kala bixiso wadanka Dibadiisa isaga oo difaacey safaradda tirada beelay ee madaxda u sareysa dalka ay ku kala bixyaan wadamada shisheeye.

Wasiirka ayaa sheegay, in dawladdu aysan haysan dhaqaale, isla markaasna aysan qaadin canshuur ay ku maareyso arimaha horyaala kuna taaba geliso maamul hagaagsan, soona celiso kala danbeyntii, taas ayaa ka liftey in aan aduunka u dawirsi tagno si loo helo dhaqaale aan wax ku fulino.

Dhanka kale Wasiirka ayaa ka hadley arimaha Burcad Badeeda, waxa uu eeda dusha ka saarey, dhaca joogtada ah ee lagu hayo kheyraadka umadda Soomaaliyeed, sidoo kale waxa uu sabab uga dhigey sunta sida bareerka ah loogu duugaayo badda Soomaaliya, qodobka kale ee aan aduunka kala soo hadalney waxa uu ahaa ayuu yiri in la sameeyo, ciidamo ilaalilya xeebaha Soomaaliya kuwaas oo ka hawl gala dhanka beriga iyo Biyahaba.

Wasiirku waa markii u horeysey ee uu dib ugu laabto Magaalada Muqdisho tan iyo markii uu xilka qabtey bishii febaraayo.

Wariye Jookar
Togaherer Moqdisho

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

May 2009
S S M T W T F
« Apr   Jun »
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
%d bloggers like this: