Toggaherer’s Weblog

M/WEYNE KU XIGEENKA SOMALILAND OO DALKA MAANTA DIB UGU SOO LAABTAY

Posted on: April 27, 2009

M/WEYNE KU XIGEENKA SOMALILAND OO DALKA MAANTA DIB UGU SOO LAABTAY

27 April 2009 THN
M/weyne Ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Md Axmed Yusuf yaasiin oo dhawaanahan Safar Dhinaca caafimaadka ah ugu maqnaa wadanka Djibouti ayaa maanta dalka dib Ugu soo laabtay.
M/weyne Ku xigeenka Md Axmed Yusuf Yaasiin ayaa madaarka Magaalada hargeisa ee Hargeisa International Airport ku soo dhaweeyey Wasiiradda Arimaha Gudaha Taliyaha Ciidamada booliska Somaliland iyo Madax kale.

Md Axmed Yusuf Yaasiin ayaa saxaafada u sheegay in uu safarkiisu ku saabsanaa Dhinaca caafimaadkiisa sidoo kalena M/weyne Ku xigeenka ayaa intaas ku daray in mudadii uu joogay Djibouti uu la kulmay Masuulyiinta wadanka Djibouti iyaga oo ka wadahadlay xidhiidhaka labada dal. Safarkiisuna ku soo dhamaaday guul.

Warqabdka ToggaHerer
Hargeysa

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

April 2009
S S M T W T F
« Mar   May »
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
252627282930  
%d bloggers like this: