Toggaherer’s Weblog

WAKIILADDA OO COD AQLABIYAD AH KU ASIXIYAY XASAN CUMAR HOORI OO XUBIN KOMISHANKA AH LOO MAGACAABAY

Posted on: April 26, 2009

WAKIILADDA OO COD AQLABIYAD AH KU ASIXIYAY XASAN CUMAR HOORI OO XUBIN KOMISHANKA AH LOO MAGACAABAY

Hargyesa 26 Apr 2009 THN
Fadhi aan caadi ahayn oo ay yeesheen Mudaneyaasha Golaha Wakiilada Somaliland maanta ayaa cod aqlabiyad ah ku ansixiyay Mudane Xasan Cumar Hoori oo loo soo magacaabay, soona magacaabeen Golaha Guurtida Somaliland M/weyne Riyaale na Digreeto ku soo saaray in uu buuxiyo xubinta ka dhinayd komishanka ee uu ka geeriyooday AHN Marxuum Xasan looshade.

Fadhigan aan caadiga ahayn ee Baaralmaanka oo uu gudoominayay Mudane C/raxmaan Maxamed Cabdilaahi waxa madasha Fadhiyay 58 Xildhibaan waxaana ansixinta Xasan Cumar Hoori U codeeyey 57 Mudane Cid diiday na may jirin Gudoomiyuhuna muu codeyn.

XAFIISKA WARARKA TOGAHERER
HARGEISA SOMALILAND

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

April 2009
S S M T W T F
« Mar   May »
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
252627282930  
%d bloggers like this: