Toggaherer’s Weblog

URURKA BADMAAXAYAASHA CAALAMKA OO WARBIXIN KA SOO SAARTAY WEERARADA KA DHACAY XEEBAHA SOMALIYA

Posted on: April 26, 2009

URURKA BADMAAXAYAASHA CAALAMKA OO WARBIXIN KA SOO SAARTAY WEERARADA KA DHACAY XEEBAHA SOMALIYA

Laanta badmaaxayaasha Caalamka ee loo yaqaan marka magaceeda la soo gaabiyo IMB ayaa war ay soo saartay waxay ku tilmaamtay in ay aad u kordheen weerarada sanadkan ay geysteen kooxaha burdhadbadeeda

IMB waxay sheegtay in sanadkii la soo dhaafay budhcadbadeeda xeebaha Soomaaliya ay geysteen 111 weerar, laakiin 4-tii bilood ee ugu horeeysay ee sanadkan waxay budhcadbadeedu geysatay 89 weerar.

IMB waxay sheegtay inay diiwaan gelisay in budhcadbadeedu ay afduub ku haystaan 15 markab iyo 249 shaqaale ah.

Xeebaha Soomaaliya waxaa ku sugan 20meeyo maraakiib dagaal kuwaasoo ay la socdaan ciidamo ajnabi ah oo aad u hubeysan si ay ula dagaalamaan budhcadbadeeda,

Hase yeeshee falalka budhcadbadeeda ayaa halkoodii ka sii socda waxana lagu tilmaamay inay tahay guul darro ku timid xoogagga Shisheeyaha.

WARQABADKA TOGAHERER NORWAY

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

April 2009
S S M T W T F
« Mar   May »
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
252627282930  
%d bloggers like this: