Toggaherer’s Weblog

WAR DEG DEG AH: DUQAYN LOO GEYSTAY FADHIGA BARLAMAANKA SOMALIYA IYO DHAWAC GAADHAY XILDHIBAAN

Posted on: April 25, 2009

WAR DEG DEG AH: DUQAYN LOO GEYSTAY FADHIGA BARLAMAANKA SOMALIYA IYO DHAWAC GAADHAY XILDHIBAAN

Moqadisho 25 APRIL THN
Khasaara Culus ayaa ka dhashay Madaafiic Culus oo Maanta Kooxo hubaysan ay ugaysteen xarunta Booliska oo ay ku shirayeen Mudanayaasha Baarlamanka Dowladda Federaalka Somalia.

waxaa lagu kala cararay goobta ay Madaafiicdu kusoo dheceen, Dad Rayid ah ayaa lasoo sheegayaa in Khasaara culus uu kasoo gaaray Duqayntaas ay Kooxha Hubaysan ugaysteen.

Madda Cidda sida Rasmiga ah Mas’uulka uga ah duqaynta loo gaystay degmada C/Casiis Magaalada Muqdisho.

Wararka qaar ayaa sheegaya in uu dhaawac gaaray Xildhibaan Cali Mugaanbo oo katirsan Mudanayaasha

Axmed Kulan
moqdisho togaherer

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: