Toggaherer’s Weblog

TURKIGA OO HOGAAMIN DOONA LA DAGAALANKA BUDHCAD BADEEDA SOMALIDA

Posted on: April 25, 2009

TURKIGA OO HOGAAMIN DOONA LA DAGAALANKA BUDHCAD BADEEDA SOMALIDA

Dalka Turkiga ayaa la wareegi doona hogaaminta hawlgalka la dagaalanka burcadbadeeda xeebaha Soomaaliya, sidaasi waxaa sheegay sarkaal ka tirsan ciidamada Maraykanka oo ku sugan magaalada Dowxa.

Admiralka lagu magacaabo Michelle Howard ayaa talada hogaaminta hawlgalka uu ku wareejin doono dhiggisa dalka Turkiga Admiral Caner Bener xaflad dhici doonta 3-da bisha soo socota ee may.

Hawlgalkan oo loogu magacdaray CTF 151 waxaa la sameeyay bishii January ee sanadkan ka dib markii ay kordheer weerarada burcadbadeeda xeebaha Soomaaliya ay geysanayso.

Sanadkii 2008-da ciidamada xeebaha Soomaaliya ku sugan waxay xireen inka badan 150 burcadbadeed Soomaali ah.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: