Toggaherer’s Weblog

GUDDIDA DHEXDHEXAADINTA KHILAAFAADKA SIYAASIGA WAR-SAXAFADEED

Posted on: April 25, 2009

GUDDIDA DHEXDHEXAADINTA KHILAAFAADKA SIYAASIGA WAR-SAXAFADEED
Guddida Dhexdhexaadinta Khilaafaadka Siyaasiga ee Guddida Ilaalinta iyo Anshaxa Doorashooyinka

WARSAXAAFADEED

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Dahir Rayale Kahin, Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ee KULMIYE Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ee UCID Mudane Faysal Cali-waraabe, kulankii ugu horreeyey ee maanta kula yeesheen guddida dhexdhexaadinta khilaafaadka siyaasiga ee EMB, waxay isku raaceen in xal loo helo is-mariwaaga siyaasadeed ee taagan.

Madaxweynaha iyo labada guddoomiye iyagoo ka hadlay duruufaha dalka ka taagan iyo kuwo ku mandaqadda, waxay kulankaa isku waydaarsadeed fikradahooda iyo aaraahdooda.

Madaxweyanaha iyo labada guddoomiye waxa ay kulankaas ku cusboonaysiiyeen, awood buuxdana ku siiyeen guddida dhexdhaadinta inuu soo darso fikradaha ay soo jeediyeen go’aanana ka soo gaadhaan.

Guddida dhexdhexaadinta khilaafaadka siyaasiga ee guddida ilaalinta iyo anshaxa doorashooyinka.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: