Toggaherer’s Weblog

M/WEYNE RIYAALE OO ANSIXIYAY XUBINTA CUSUB EE LOO MAGACAABAY KOMISHANKA DOORASHOOYINKA

Posted on: April 24, 2009

M/WEYNE RIYAALE OO ANSIXIYAY XUBINTA CUSUB EE LOO MAGACAABAY KOMISHANKA DOORASHOOYINKA

Madaxtooyada Jamhuuriyadda Somaliland
Date:20/04/09
Warsaxaafadeed
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin waxa uu maanta soo saaray qoraal uu ku ansixinayo xubinta cusub ee loo magacaabay Komishanka Doorashooyinka Qaranka.

Madaxweynuhu, isaga oo tix-raacaya go’aankii ay golaha Guurtidu ku soo magacawday xubinta cusub ee ka bananaanaatay Komishanka Doorashooyinka oo uu hore uga tirsanaan jiray Marxuumkii dhawaanta geeriyooday Alle ha u
naxariistee Xasan Maxamed Cumar “Looshade”, waxa uu ansixiyay in xubintaasi uu buuxiyo Mudane Xasan Cumar Hoorri, sida uu dhigayo xeerka doorashooyinka lambarkiisu yahay 20/2001, qodobkiisa 12-aad.

Sidaa awgeed, waxa uu ka codsay Madaxweynuhu Golaha Wakiilada in ay ansixiyaan xubintaasi cusub ee loo soo magacaabay Komishanka Doorashooyinka Qaranka, iyaga oo gudanaya xilkooda distooriga ah.

Alla Mahad leh

Siciid Cadaani Mooge
Af-hayeenka Madaxtooyada JSL

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

April 2009
S S M T W T F
« Mar   May »
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
252627282930  
%d bloggers like this: