Toggaherer’s Weblog

BUDHCAD BADEEDKII SOOMALIGA AHAA EE AY QABTEEN CIIDMADA BADDA MARAYKNAKA OO LAGA DEJIYEY NEWYORK

Posted on: April 21, 2009

BUDHCAD BADEEDKII SOOMALIGA AHAA EE AY QABTEEN CIIDMADA BADDA MARAYKNAKA OO LAGA DEJIYEY NEWYORK

Waxaa magaalada New York ee dalka Maraykanka la geeyay C/weli C/qaadir Muusa oo ka mid ahaa afar burcadbadeed Soomaali ah oo afduub ku qabsatay kabtan Maraykan ah.

C/weli C/qaadir Muusa waxaa la sheegay in maxkamad lagu saari doono magaalada New York ee dalka Maraykanka.

Waa ninka keliya ee ka badbaaday hawlgal ay ciidamada Maraykanku ku soo badbaadiyeen kabtanka Maraykanka ee Richard Philips.

C/weli Saaxiibadiis waxa ay ku dhinteen hawlgalkaasi oo todobaadkii hore ka dhacay xeebaha Gacanka Cadmeed.

C/weli oo la bisan dhar buluug ah oo maxaabiista loogu talagalay, silsiladna kaga xiran gacmaha iyo lugaha waxa laga dejiyay magaalada New York isagoo ay kaxeynayaan ciidamo ka tirsan laanta dambi baarista dalka Maraykanka ee FBI.

C/weli waa nin midabkiisu uu madow yahay, waxaana gacanta kaga duuban faashad cad taasoo muujineysa in dhaawac uu ka soo gaaray gacantiisa.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: