Toggaherer’s Weblog

WAR DEG DEH AH:DAGAAL XOOGAN OO U DHAXEEYA ISLAAMIYIINTA OO HADDA KA QARXAY BALADWEYN

Posted on: April 20, 2009

WAR DEG DEH AH:DAGAAL XOOGAN OO U DHAXEEYA ISLAAMIYIINTA OO HADDA KA QARXAY BALADWEYN

WAR DEG DEH AH:DAGAAL XOOGAN OO U DHAXEEYA ISLAAMIYIINTA OO HADDA KA QARXAY BALADWEYN

Moqadisho 20 April 2009 THN
Dagaalo xoogan oo u dhexeeya xoogaga Islaamiyiinta ayaa xiligani ka soconaya degmada Baladweyne ee gobolka Hiiraan.

Dagaalkani oo ahaa mid aad u xoogan isla markaana la isku adeegsanayo hubka nuucyadiisa kala duwan ayaa waxaa uu ka soconayaa xaafada H/wadaag gaar ahaan agagaarka Buundo 1-aad kaasi oo aan la ogeyn sababta dhalisay iyo qasaaraha ka dhashay dagaalkaasi.

Dagaalkani oo ah mid aad u xoogan ayaa waxaa uu saameyn ku yeeshay isku socodka dadka iyo gaadiidka iyo weliba dhaq dhaqaaqa ganacsiga.

Ma jiraan cid ka hadashay dagaalkaasi oo ka mid ah masuuliyiinta Maxaakiimta islaamiga ah ee ka arimiya gobolkaasi.

Dagaalkan ayaa la ogeyn ujeedada ka dambeysa waxaana uu ku soo aadayaa iyadoo falal amaan daro ay ka taagnayeen magaalada saacadihii la soo dhaafay, waxaana xaley bam gacmeed lagu dhaawacay madaxii shirkada xawaalada Amal ee magaalada Baladweyne.

Axmed Kulan
TogaHerer
Moqadisho

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

April 2009
S S M T W T F
« Mar   May »
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
252627282930  
%d bloggers like this: