Toggaherer’s Weblog

TALYAANIGA OO OGOLAADAY TAHRIIBAYAAL SOMALI AH DALKIISA INAY SOO GALAAN MARKII LA BADBAADIYEY

Posted on: April 20, 2009

TALYAANIGA OO OGOLAADAY TAHRIIBAYAAL SOMALI AH DALKIISA INAY SOO GALAAN MARKII LA BADBAADIYEY

TALYAANIGA OO OGOLAADAY TAHRIIBAYAAL SOMALI AH DALKIISA INAY SOO GALAAN MARKII LA BADBAADIYEY

Talyaaniga ayaa oggolaaday inay dalkiisa soo galaan 140 muhaajiriin ah oo laga soo badbaadiyay meel 25 Mile u jirta jasiirada Lampedusa.

Oggolaanshahan Talyaaniga waxa uu yimid afar maalmood ka dib oo iyada iyo Malta ay ku murmayeen cida qaabileysa muhaajiriintaasi.

Dowladda Talyaaniga ayaa ku dooday in muhaajiriintaasi raadinayeen Malta.

Hase yeeshee Malta waxay sheegtay in muhaajiriintaasi ay waajib tahay in loo oggolaado dekeda u dhow.

Wasiirka arrimaha dibada ee dalka Talyaaniga Franco Frattini waxa uu sheegay in dowladda Talyaanigu ay u oggolaatay muhaajiriintaasi iyadoo u eegeyso sababo bani’aadamnimo.

Sanad walba tobanaan kun oo muhaajiriin ah ayaa sanad walba isku daya inay tahriib galaan iyagoo ka gudbaya xeebaha, intooda badanna waxay la kulmaan dhibaatooyin isugu jira doonyohooda oo dega, badda gudeheed oo ku go’dooma iyo dhibaatooyin kale.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

April 2009
S S M T W T F
« Mar   May »
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
252627282930  
%d bloggers like this: