Toggaherer’s Weblog

NIN CAAWA SALAADII MAKHRIB LAGU DILAY MEHERADIISA SUUQA WAAHEEN GAAR AHAAN DOQON MAWAAYE

Posted on: April 20, 2009

NIN CAAWA SALAADII MAKHRIB LAGU DILAY MEHERADIISA SUUQA WAAHEEN GAAR AHAAN DOQON MAWAAYE

Hargeisa 20 April 2009 THN
Waxa caawa Salaadii Makhrib lagu dilay Alle Ha u naxariistee Marxuum la odhan Jiray Guuleed badhtamaha Suuqa ugu weyn Hargeysa ee Waaheen gaar ahaan Suuqa Doqon Mawaaye Qaybta Fooqa Bootan Koonfurteeda.

Marxuumka ayaa markii dilku dhacay markaa soo istaagay Meheradiisa isaga oo ka soo baxay Salaadii Makhrib masjidka NAKHIIL ee Doqon Mawaaye nin lagu sheegay in ay Ilmaadeer yihiin ayaa Ugu soo galay Meheradiisa waxaanu Ku dhuftay Baastoolad uu sitay Saddex Xabadood oo uu kaga dhuftay laabta iyo Madaxa .

Marxuumka ayaa markiiba loola cararay Cusbitaalka Guud se Qadarka Alle Markiiba Nafta ayaa ka dhacaday Lamanuu gaadhin Cusbitaalka wax naf ah.

Gacan Ku dhiigalaha ayaa la hayaa isaga ka dib markii uu isagu is geeyey Saldhiga Dhexe markii uu dilka fuliyey .

Xafiiska wararka ee ToggaHerer
Hargeisa Somaliland

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

April 2009
S S M T W T F
« Mar   May »
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
252627282930  
%d bloggers like this: