Toggaherer’s Weblog

GUDOOMIYAHA GUURTIDA OO DAADIFEEYEY EEDEYNTA AY U SOO JEEDIYEEN 40 XILDHIBAAN

Posted on: April 19, 2009

GUDOOMIYAHA GUURTIDA OO DAADIFEEYEY EEDEYNTA AY U SOO JEEDIYEEN 40 XILDHIBAAN

HAR 18 APRIL 2009 THN
Gudoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Md Saleebaan Maxamud Aden ( Salebaan Gaal) mar ay saxaafadu waydiisay kana jawaabayay eedeynta 40 xildhibaan ay u soo jeediyeen ayaa yidhi
“Gole Ma magacaabo ee aniga aayaa magacaaba guddi hoosaadayada anigaa metela golaha ilma matalaan markaa hadii ay iyagu sidaa idin yidhaahdeen waa waxba kama jiraan, gudiga joogtada ahi waa gudi hoosaad golaha guurtida ah, gudidaadana gudoomiyaha ayuun baa u gudoomiye ah ,golaha gudida joogtada ahina marka la magacaabo ee la soo dhajiyo iyagaa gudoomiyahooda iska dhex doorta hadalkaa ay idiin sheegeen wax awood ah oo uga dambaysa ma jirto”

Maxamed Muse
Hargeysa

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: