Toggaherer’s Weblog

CIIDAMADA HOLLAND OO SOO FURTAY LA HAYSTAYAAL SIDOO KALENA QABQABTAY 7 BUDHACAD BADEED AH

Posted on: April 18, 2009

CIIDAMADA HOLLAND OO SOO FURTAY LA HAYSTAYAAL SIDOO KALENA QABQABTAY 7 BUDHACAD BADEED AH

FILE PHOTO

Ciidamada Gaashaan buurta Nato gaar ahaan kuwa ka
socda dalka Holland ayaa soo furtay 20 qof oo ajnabi ah oo lagu haystay
markab ku afduubnaa Gacanka Cadmeed.

Hawlgal kaasi ciidamada Holland ay ku soo furteen markabkaasi waxaa la sheegay in sidoo kale lagu qabqabtay 7 budhcadbadeed ah.

Warkan oo laga soo xigtay saraakiil ka tirsan Gaashaan Buurta Nato ma ay sheegin faah faahin intaasi ka sii badan.

Qabqabashadan budhcadbadeeda waxay ka mid noqoneysaa guul darrooyin ay
todobaadkii la soo dhaafay iyo todobaadkanba ay la kulmayso
budhcadbadeeda.

Todobaadkii hore waxaa dil loo geystay 5 budhcadbadeed ah oo ay dileen ciidamada Faransiiska iyo kuwa Maraykanka.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

April 2009
S S M T W T F
« Mar   May »
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
252627282930  
%d bloggers like this: