Toggaherer’s Weblog

DAWLADA MASAR OO KU DEDAALAYSA SIDII LOO SII DAYN LAHAA MARAAKIBTEEDA

Posted on: April 15, 2009

DAWLADA MASAR OO KU DEDAALAYSA SIDII LOO SII DAYN LAHAA MARAAKIBTEEDA

Togaherer 14 April 2009(THN)
Wasaaradda arrimaha dibada ee dalka Masar ayaa war ka soo saartay labo markab oo kuwa kalluumeysiga ah kuwaasoo lagu haysto xeebta degmada Laas Qorey.

Kaaliyaha wasiirka arrimaha dibada ee Qurbojoogta Masar Axmed Reza ayaa sheegay inay xiriir la sameeyeen safiirka Masar ee arrimaha Soomaaliya Ambassador Siciid Mursi sidii uu xiriir ula sameyn lahaa dhinacyada ay quseyso haysashada maraakiibtaasi.

Odayaasha kudhaqan degmada Laas Qorey waxay sheegeen in maraakiibta lagu hayo xeebahooda la soo qabtay iyagoo si sharci daro h uga kalluumeysanayay xeebaha Soomaaliya.

Dowladda Masar waxay sheegtay in maraakiibtaasi laga qafaashay xeebaha Gacanka Cadmeed.

Warqabadka Togaherer
Boosaaso

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

April 2009
S S M T W T F
« Mar   May »
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
252627282930  
%d bloggers like this: