Toggaherer’s Weblog

BUDHCAD BADEED QAFAALATAY MARKAB LAGA LEEYAHAY GREECE.

Posted on: April 15, 2009

BUDHCAD BADEED QAFAALATAY MARKAB LAGA LEEYAHAY GREECE.

München 14 April 2009(THN)
Budhcadbadeed Soomaali ah ayaa xeebaha Gacanka Cadmeed ka afduubay markab ganacsi oo laga leeyahay dalka Greega.

Markabkaasi oo lagu magacaabo MV Irene EM waxaa la socda 22 shaqaale dhammaantood u dhashay dalka Philibiin.

Afduubka loo geystay markabkan waxaa ay ku tusaysaa in weli aan la hakin budhcadbadeeda xeebaha Soomaaliya.

Sarkaalka hogaamiyaha hawlgalka Nato ee Geeska Afrika Alexander Fernandez wuxuu sheegay in markii ay soo gaadhay qeyla dhaanta iyo afduunku ay u dhaxeysay uun 3 daqiiqo.

Waxaa uu sheegay in afduubkaasi uu dhacay xili habeen ah horeyna uma dhici jirin ayuu yidhi in habeenkii afduubyo ay dhacaan.

Waxay kaashanayeen ayuu yidhi budhcad badeedu iftiinka dayaxa oo weliba aan aad u ifeynin xiligii uu afduubku dhacayay.

Abdi Wahaab m.Ibrahim
Duetschland

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

April 2009
S S M T W T F
« Mar   May »
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
252627282930  
%d bloggers like this: