Toggaherer’s Weblog

BREAK NEWS:MADAAFIIC KA BILAABMATAY MUQDISHO OO LA ISWEYDAARSANYO IYO XUBIN CONGRESKA MARAYNKA AH..

Posted on: April 13, 2009

BREAK NEWS:MADAAFIIC KA BILAABMATAY MUQDISHO OO LA ISWEYDAARSANYO IYO XUBIN CONGRESKA MARAYNKA AH..

Moqadisho 13 April 2009 THN
Duqeyn xoog leh ayaa ka bilaabatay Magaalada Muqdisho, daqiiqado kadib markii uu soo gaaray Mareykanka Senator ka tirsan Aqalka Cad ee Mareykanka iyo Saraakiil kale.

Hugunka Madaafiicda ayaa aad loo maqlayaa, iyadoona Madaafiicdu tahay mid la si weydaarsanayo, waxaana Madaafiic dhowr ah ay ku dhaceen Garoonka Diyaaradaha Muqdisho iyo Xarunta Madaxtooyada halkaasoo lagu tuuray.

waxaana Soo baxaysa Jawaabo ka soo baxaya ciidamada Ilaalda Airportka Muqdisho kuwaasi oo ku dhaceysa qeybo Farabadan oo ka tirsan Degmooyinka Hodan iyo Howl wadaag ee Magaalada Muqdisho sida xaafadaha, African Vilage, Suuqa Bakaaraha Qeybta Qudaarta iyo Bagaashka, Bangaariyo, Isgoyska Bakaaraha, balaagsii iyo Albaraka.

Waxaana ilaa iyo Haatan aan la ogeyn qasaaraha ka dhashay madaafiicdaasi Maadaama ay soconayaan Madaafiic la isku adeegsanayo kuwaas oo isugu jira Jawaab iyo Jawaab celis.
Wararku waxay intaasi ku darayaan in Gedida diyaaradaha Muqdisho ay ka ambabaxayaan Xiligan ay Madaafiicda Soconeyso Wafdi sare oo ka socda Dalka Mareykanka oo Goor Duhurkii Maanta Halkaasi ka Soo degay.

Wariye: Axmed Kulan Jokar
Moqadisho Togaherer

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

April 2009
S S M T W T F
« Mar   May »
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
252627282930  
%d bloggers like this: