Toggaherer’s Weblog

3 RUUX OO KU DHINTAY HAWLGAL AY CIIDAMADA KAMAANDAWSTA FARANSIISKU KU SOO FURTEEN DOON

Posted on: April 11, 2009

3 RUUX OO KU DHINTAY HAWLGAL AY CIIDAMADA KAMAANDAWSTA FARANSIISKU KU SOO FURTEEN DOON

BOOSAASO 11 APRIL 2009 THN
Wararka ka imaanaya degmada Xaafun ee Puntland ayaa sheegaya in iska horimaad hubaysan oo ka dhacay xeebaha deegaankaasi uu keenay geerida budhcad badeed iyo qof la hayste ah oo u dhashay dalka Faransiiska.

Iska horimaadkaasi oo la isku adeegsadey noocyada kala duwan ee hubka ayaa la sheegay in uu dhacay ka dib markii ciidamada kumaandooska Faransiiska ay weerar ku qaadeen kooxo shufto badeed ah oo haystey dooni nooca dalxiiska oo ay saarneeyeen muwaadinin Faransiis ah.

Ciidmada Faransiiska ayaa Soo furtay Afar Qof oo la haystayaal ah halka uu ka dhintay kii shanaad oo aha Mulkiilaha Doonta Dalxiiska ah ee lahaystay Magaciisna la odhan Jiray Florent Lemacon sidoo kale waxa dhintay laba budhcadii ah halka lagu qabtay Sadex kale Nolol .

Xasan jamac warsame
Togaherer Bosaso

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

April 2009
S S M T W T F
« Mar   May »
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
252627282930  
%d bloggers like this: