Toggaherer’s Weblog

TALIYIHII POLICE KA GOBOLKA TOGDHEER OO XILKII LAGA XAYUUBIYEY

Posted on: April 10, 2009

TALIYIHII POLICE KA GOBOLKA TOGDHEER OO XILKII LAGA XAYUUBIYEY

Togaherer 10 April 2009(THN)
Taliyaha ciidamada Booliska Somaliland Col.Maxamed Saqandhi Dubad ayaa galabta xilkii ka qaaday Taliyahii Qaybta Booliska
G/togdheer Axamed Maxamed Guutaale.

Col.Saqandhi ayaa taar uu u soo diray Xarunta Booliska Gobolka Togdheer ku sheegay in xilkii uu ka qaaday Taliyaha Booliska ee Gobolka,islamrkaana uu si ku meel gaadh ah xilka u sii hayo Taliye ku xigeenka Booliska Togdheer Cabdi Xandule.

Mr.Guutaale oo aan waxka waydiinay Arintan ayaa ka gaabsaday inuu faahfaahin ka bixiyo balse waxa uu xaqiijiyay in uu taarkaasi xilkaqaadistu jiro.

Ilaa hada lama oga sababata keentay xilkaqaadista Taliayaha Booliska xilligan Balse waxa la sheegayaa in khilaaf badani u dhaxeeyay Taliayaha iyo Badhasaabka Gobolka,taasoo wararku tibaaxayaan in Badhasaabka iyo Taliyuhu isku maandhaafeen mudaharaadyadaii laga baqayay Lixda Abril ee todobadaan inay ka dhacaan Burco sida looga hortagayo ama loo maamulayo,sidaas darteed ay arimahaasi qayb ka yihiin bedeladaa Taliyaha Booliska Gobolka. togdheernews

Advertisements

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

April 2009
S S M T W T F
« Mar   May »
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
252627282930  
%d bloggers like this: