Toggaherer’s Weblog

WAR DEG DEG AH : DAGAAL LABA BEELOOD OO KA QARXAY DEEGANADA U DHAXEEYA DILA IYO GABILEY

Posted on: April 8, 2009

WAR DEG DEG AH : DAGAAL LABA BEELOOD OO KA QARXAY DEEGANADA U DHAXEEYA DILA IYO GABILEY

Wararka naga soo gaadhaya Deeganada U dhaxeeya Dila Iyo Gabilay ayaa Sheegaya in uu halkaas dagaal ka qarxay u dhaxeeya labada Beelood Ee Jibriil Abokor (Sacad Muse) Iyo reer Nuur ( Samaroon) dagaalka ayaa wararka hordhaca ahi sheegaynaa dhimasho iyo dhaawac labada dhinacba ah Waxaana Ilaa Hadda Naloo xaqiijiya Dhimashada Afar Ruux iyo Dhaawaca Afar ruux oo kale .
Dagaalkan ayaa Bilaabmay Ka dib markii shalay lagu dilay Hal Nin beertiisa Oo ku taala Deeganka Satiile dilkaas oo daba socda aano hore iyo dilkii 2 Nin oo bil ka hor ka dhacay Buqdhada ama Ceel Berdaale.

Gudi dhex dhexaadin ah oo ka tirsan Golaha Guurtida Somaliland ayaa dhawaanahan ku hawlanaa Xal ka gaadhista Khilaafka u dhaxeeya labada beelood khilaafkaas oo ku qotama Dhul beereedka Ceel Bardaale .

Kala soco ToggaHerer wixii Soo kordha dagaaladaas.

Warqabdka ToggaHerer Hargeysa Somaliland

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: