Toggaherer’s Weblog

WAR DEG DEG AH: ODAY MAXAMUUD XAAJI MAXAMED DHOOLDAHABLE OO CIIDAMDA AMAANKU XIDHEEN

Posted on: April 5, 2009

WAR DEG DEG AH: ODAY MAXAMUUD XAAJI MAXAMED DHOOLDAHABLE OO CIIDAMDA AMAANKU XIDHEEN

WAR DEG DEG AH: ODAY MAXAMUUD XAAJI MAXAMED DHOOLDAHABLE OO CIIDAMDA AMAANKU XIDHEEN
Hargeysa 05 April 2009 THN
Maxamuud Xaaji Maxamed oo loo yaqaan Ina DhoolDahable oo ka mid ah Odayada waaweyn ee caanka ah ee reer Hargeysa ayaa Maanta Ciidamda Boolisku Qabteen una Taxaabeen Saldhiga dhexe ee Hargeysa Xadhiga odaygan ayaan Wali lahayn Sababta loo xidhay Iyo Waxa lagu eedeynayo , Sidoo kale waxaan la ogayn in ay xidhiidh la leedahay Arimaha Taagan ee Siyaasada Cakiran ee maanta ka taagan Somaliland ee la xidhiidha Muddada Dawlada ee la isku hayo .
Warqabdka TogaHerer Hargeysa

Advertisements

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

April 2009
S S M T W T F
« Mar   May »
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
252627282930  
%d bloggers like this: