Toggaherer’s Weblog

ROOBABKII GU’ GA OO KA BILAABMAY HARGEYSA IYO KHASAARE NAFEED OO AY GEYSTEEN

Posted on: April 5, 2009

ROOBABKII GU’ GA OO KA BILAABMAY HARGEYSA IYO KHASAARE NAFEED OO AY GEYSTEEN

Hargeysa 05 April 2009 THN
Robabkii Gu’ga oo ka bilaabmay Guud ahaan Somaliland gaar ahaan shalay gelinkii danbe magaalada Hargeysa ayaa Roob aad u weyn maansheeyey dhamaan magaalada Hargeysa Roobabka oo da’aayay in muddo ah ayaa dhamaan magaalada Hargeysa maansheeyey Roobka daadadkii ka soo rogmaday waxay mulacleeyeen Dhamaan iliiladaha Iyo wadooyinka Hargeysa Iyada oo Daadki ka nadiifiyeen wixii Ciid xashiish iyo Dhas iyo habaas yaalay .

Geesta kale Roobabkan ayaa geystay Khasaare Nafeed oo gaadhaya Ilaa Afar Ruux oo dhintay afarta ruux ee dhintay ayaa kala ahaa Oday Waayeel ah ayaa waxa qaaday Iliilad marta Xaafada Maxamed Mooge Gaar ahaan Qaybta MCH ka Xaafada halka ruux kalena Ku geeriyooday Ka dib markii Laydh ku dhegay Xaafada Kaalinta Sideed gaar ahaan Gacnta
Halka Marxuumka Sadexaadna ku geeriyooday laydh isna ku dhegay Suuqa ugu weyn ee Ganacsiga Somaliland ee Waaheen Ruuxa afaraad ayaa ahayd Gabadh yar oo ka soo rawaxday School oo ay qaaday iliilad marta xaafada Isha Boorama Maydkeedana laga helay Xerada Ciidamda ee Birjeex.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: