Toggaherer’s Weblog

NIN AH DADKA MAADEEYA OO SI KADISA AH U LIQAY MAQAS ISAGA OO DAD KA QOSLINAYA

Posted on: April 5, 2009

NIN AH DADKA MAADEEYA OO SI KADISA AH U LIQAY MAQAS ISAGA OO DAD KA QOSLINAYA

Nin Chines ah magaciisna la yidhaa Kong Lin, 27 Sano Jir ah oo ahaa nin dadka u maadeeya ama ka qosliya ayaa wakhti qadii dabadii isaga oo maadaynaya liqay Maqas uu afka ku hayay ka dib markii uu qufacay Sidaa waxa Yidhi Mid Ka mid ah dadkii uu ka qoslinayay Mr Lin Maadeeye .

Dhakhtar Chen Wei oo ah dhakhtar qaliin Magaalada Putian, ee bariga China ayaa yidhi markii uu yimi Bukaanku waa uu bedelnaa wajigiisu dhidid badan ayaa ka da’ayay dhiig badana waxa uu ku lahaa dhuunta waxna muu liqi karayn.

Kong Lin ayaa xaalada noloshiisa waxa ay gashay halis weyn ka dib markii ay dhakhaatiirtu adeegsadeen X-ray ayay arkeen ninkan oo Maqasku kaga taagan yahay dhuunta ama hunguriga dhexdiisa, taasoo keentay in dadaal dheer ka dib ay uga soo saareen si sahlan oo weliba qaliin la’aan ah.

Hawlgalka lagaga soo saaray ninkan Maqaska ayaa qaatay 30 Daqiiqadood , Ninkan Nasiib badane ee Mr Lin dhaawac badan kama gaadhin hunguriga gudihiisa sidaa waxa yidhi Dr Chen.
Sheekadan waxaa Qoray Wargeyska Daily Mail

Gudbintii:Sir Mubarik Y Muse

siin Ah U Diyara Somali

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

April 2009
S S M T W T F
« Mar   May »
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
252627282930  
%d bloggers like this: