Toggaherer’s Weblog

MAGALADA ISLAMABAD OO QARAX WEYN KA DHACAY

Posted on: April 5, 2009

MAGALADA ISLAMABAD OO QARAX WEYN KA DHACAY

Qarax aad u Weyn oo Gilgilay Bartamaha magaalada Islamabad ee dalka Pakistan,
Dhawaqa Qarax aad u daran, kaas oo ilaa haatan aysan jirin cid sheegtay halka Qaraxu ka dhacay amaba cadayn karta waxa sababay.

Mana jirto Warbixin deg deg ah oo lagu sheegayo in uu Qaraxan Sababay wax dhimasho ah ilaa hada iyo in dhawac soo gaaray Dhismayaasha ka agdhawaa halka Qaraxu ka dhacay.

Qaraxyada ka dhaca Dalka Pakistan ayaa maalmahan iyo Bilahanba joogtaystay iyadoo lagu eedayo Kooxada Mintidiinta Islaamka ee Ka dagaalanta Pakistan.

Wixi Soo Kordhaa Kala Soco TogaHerer

Maxamed Aadan Nuur
Islamabad,Pakistan

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

April 2009
S S M T W T F
« Mar   May »
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
252627282930  
%d bloggers like this: