Toggaherer’s Weblog

GEN JAAMAC MAXAMED QAALIB OO KA WARBIXIYEY SOCDAALKA AWEYS EE KHARDUM KANA SANQADHIYAY WADAHADAL

Posted on: April 2, 2009

GEN JAAMAC MAXAMED QAALIB OO KA WARBIXIYEY SOCDAALKA AWEYS EE KHARDUM KANA SANQADHIYAY WADAHADAL

General Jaamac Max’ed Qaalib Guddoomiye Ku xigeenka Isbaheysiga Dib uxoreynta garabka Asmara ayaa faahfaahin ka bixiyey socdaalka uu Sheekh Xasan Daahir ku jooga magaalada Khartoum ee caasimada Sudan, waxaana uu sheegay in halkaas uu ka helay casuumaad gaar ah Dawlada Sudan si ay u dhaxdhaxaadiso Mucaaradka uu isaga hogaaminayo iyo dawlada midnimada qaran.

GEN Jaamac Max’ed Qaalib ayaa waxaa uu kaloo sheegay isagoo jooga magaalada Asmara in ayaga ay mar walbaa diyaar u yihiin in ay la heshiiyaan dhanka dawlada laakin shuruudoodu ay tahay kaliya in laga saaro dalka Ciidamada Shisheeye ee ka hadhay kuwii Ethiopia .

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

April 2009
S S M T W T F
« Mar   May »
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
252627282930  
%d bloggers like this: