Toggaherer’s Weblog

MAGACYADA XUBNIHII KU BADHI FURAY XUBINHII KA SOO HORJEEDAY MUDDO KORDHINTA GUURTIDA

Posted on: April 1, 2009

MAGACYADA XUBNIHII KU BADHI FURAY XUBINHII KA SOO HORJEEDAY MUDDO KORDHINTA GUURTIDA

Xubnaha ka soo horjeeday mooshinka Mudo kordhinta guurtidu u samaysay Riyaale ayaa habeenkii codaynta ka horeeyey ahaa 47 xubnood, waxaase maalintii codaynta wacadkii balankii dhaarta ahaa ee ay mareen ka baxay xubno doora oo ka soo kala jeeda beelo kala duwan .

Sida wararku xaqiijinayaan isla habeenkaa codaynta ka hor waxaa ka baxay KHADAR ISMCIIL (arab) oo qaylo iyo buuq ka dhex abuuray intii isku raacsanayd in aan loo kordhin Riyaale mudadda xil haynta.
Hadaba Markii la soo gaadhay maalintii codaynta 8 xildhabaan oo hore u balanqaaday inay raacsanyihiin Mudanayaasha ka soo horjeeda Mudo kordhinta ayaa kaga baxay dhaartii ay ku mareen habeenkii ka horeeyey inay u codaynayaan Diidmada mudo kordhinta Riyaale.

Sida wararku sheegayaan Xubnahan ayaa la sheegay in lagu qanciyey inay soomaan sadex maalmood oo Kafaaro gud ah maadaama oo ay dhaarteen. Xubanahaas Waxay kala ahaayeen sidan soo socota.

Beesha Habar Awal
1. Suldan Maxamed Suldaan Cabdiraxman Sh.Maxamed (Jibriil Abokor)
2. Sh.Cabdiraxman Maxamed Muuse(Makahiil)
3. Sh.Khalif Sh.Xasan cusmaan(Reer Liibaan)
4. Xaashi Cabdi shiil (Maaya Khaarij)(Coofle Badhi)

Beesha Arab (Khadar ismaciil hore ayuu uga baxay)
1. Cabdilcasiis maxamed Gaaxnuug

Beesha Ciise
1.Axmed Daahir Maxamud (Jirde)

Beesha Ayuub
1.Sh.Axmed Nuur Furre

Beesha H.Yonis
1.Ibraahin aw nuur Jiciir

Shabakada Saraarnews waxay uga digaysaa cismaan Cadilaahi sool inuu marka uu shabakad warka ka xigto ku soo qoro wararkan aanu ka dhigan kuwo uu isagu leeyahay.

SaraarNews

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

April 2009
S S M T W T F
« Mar   May »
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
252627282930  
%d bloggers like this: