Toggaherer’s Weblog

TANA MA FILAYSAY ,SHEEKH IIMAAM MASJID OO ISU ROGAY HEESAA MUUSIKAYSTA AH ( FANAAN )

Posted on: March 30, 2009

TANA MA FILAYSAY ,SHEEKH IIMAAM MASJID OO ISU ROGAY HEESAA MUUSIKAYSTA AH ( FANAAN )

Ruux na muu Filayn inuu u socdaalay Imaam masjid ku yaal Magaalada Khobar ee wadanka Sacuudi Careebiya Dhinacaa iyo Qaahira Si uu u galo waxna uga barto Machad Lagu barto Muusiga , marka laga reebo Muusikaystihii hore ee Sacuudiga oo 30 sano ka hor tagay Muusikayste Mohammed Shafiq.

Sida maanta waxa u sheegay Wergeyska Aljazeera Imaamkii sheekhii Hore Imikana ah Heesaa Muusikeyste Abdullah Fahad Shuweir waxaan imika wax ka bartaa Machadka Barashada Muusika ee Qaahira aniga oo ka diyaarinaya Shahaadada Bachelor ka waxaan hadda ku jiraa sanadkii labaad waxaana ii hadhay saddex sano oo kale , hadda waxaan dhameeyey Albamkii u horeeyey 50 %.

Waxaan aad ugu faraxsanay Mawhibadayda iyo fanka aan galay aadna waan ugu kalsoonay in aan gaadhana waan doonaayaa. Ayuu hadalkiisa ku soo gabagabeeyay Sheekhaa Iimaamkaa Hore ee isu bedelay hadda Heesaaga Iyo Muusikaystaha.

Allahayaw ku sug Qalbigayaga Daacadaada Amiin

Diyaarintii : Mubarik Yusuf Muse ( Sir Mubarik )

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: