Toggaherer’s Weblog

KOOX HUBEYSAN OO WEERARTAY AKADIMIYAD BOOLIS KU TALA DALKA PAKISTAN

Posted on: March 30, 2009

KOOX HUBEYSAN OO WEERARTAY AKADIMIYAD BOOLIS KU TALA DALKA PAKISTAN

Koox Hubaysan oo xidhan dharka Booliska ayaa soo weeraray Akadimiyad lagu Tababaro Booliska oo ku tala Magalada Lahore ee Dalka Pakistan.Akadimiyadan ayaa la yidhada Manawan Police Academy

Sarakiisha halkaas Jooga ayaa sheegaya inay ku dhinteen 8 Ruux halka 20 kalena ay ku dhawacmeen, labo ka mid ah Dadkii dhawcmayna ay u geeriyodeen Dhaawacaas markii Cisbatalka la geeyay.

Weerarkan ayaa yimid Bil uun kadib markii Niman Hubaysan ay weerar ka gaysteen Garoonka Kirikadka lagu Ciyaaro halkas oo aay ciyar dhexmaraysa Pakistan iyo Srilanka.

Saraakiisha Sirdoonka Magaalada Lahore ayaa u sheegay wakaalada waraka ee Reuters in 10 Boliska ka Tirsan ay ku dhinteen Weerarkaas ayna ku dhawcmeen 50 Qof oo kale.

Akadimiyadan Booliska lagu tababro ayaa ku yaala wadada kala badha Xadka Hindiya iyo Pakistan.

Maxamed Aadan Nur
Pakistan

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: