Toggaherer’s Weblog

WAR DEG DEG AH:QARAX XOOGAN OO GILIGILAY BADHTAMAHA GAROOWE

Posted on: March 28, 2009

WAR DEG DEG AH:QARAX XOOGAN OO GILIGILAY BADHTAMAHA GAROOWE

Garoowe 27 MAR 2009 THN
War hadda ku soo dhacay warqabadka ToggaHerer ayaa sheegaya Qarax xoog leh oo goor dhoweyto ka dhacay abaaro 7 28 daqiiqo ee saacada geeska afrika magaalada Garowe ee caasimada Puntland.
Qaraxan ayaa lala beegsaday maqaaxi ay leeyihiin dad u dhashay dalka Itoobiya oo lagu magacaabo Harar oo ku taalla badhtamaha magaalada Garowe gaar ahaan istaanka ay ka baxaan baaburta Boosaaso.

Wararka u horeeya ayaa sheegaya dhimashada ugu yaraan hal qof iyo dhaawaca saddex kale in qaraxaasi dad ay ku dhinteen kuwo kalena ay ku dhaawacmeen.

Xafiiska Warqabdka ToggaHerer
Hargeysa

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: