Toggaherer’s Weblog

HADHAA FULKAANE KA QARXAY SAXARAHA DANAAKILA OO SOO LABA KACLAYNAYA MALINBA MALINTA KA DAMBAYSA

Posted on: March 28, 2009

HADHAA FULKAANE KA QARXAY SAXARAHA DANAAKILA OO SOO LABA KACLAYNAYA MALINBA MALINTA KA DAMBAYSA

HADHAA FULKAANE KA QARXAY SAXARAHA DANAAKILA OO SOO LABA KACLAYNAYA MALINBA MALINTA KA DAMBAYSA

barnaamuj laga soo duubay saxara loo yaqaana Danakil oo ah waqooyiga Ethiopia dhinaca Eriteria xadka ay kala leedahay. dhulkan oo ah dhul saxare iyo buuralay ah, waxa ka qarxay fulkaanihii ugu dambeeyay oo hada wakhti dheer laga joogo. Lixdii sano ee ugu dambeeyay ayaa fulkaaniihii soo la kacleeyay qaraxyo yaryar oo aan kala go’aynin ayaa kabilaabmay, markaa waxay keentay in culimada sayniska aduun ay baadhaan, baadhitaankii ugu dambeeyay ayaa waxa uu soo bandhiga in dhulka hoostiisa uu dilaacyo waa wayni ay fidayaan ayna keenayso in Geeska Afrika uu jarayo. sawiradii waa ku wan ee daawo

Mowliid Hassan

Advertisements

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: