Toggaherer’s Weblog

DAWLADA DALKA QATAR OO TAGEERO SIISAY MADAXWEYNE AL-BASHIIRKA SUUDAN

Posted on: March 26, 2009

DAWLADA DALKA QATAR OO TAGEERO SIISAY MADAXWEYNE AL-BASHIIRKA SUUDAN

Qatar 26 March 2009 (THN)
Ra’iisal Wasaaraha Dalka Qadar Sheekh Xamdi Bin Jaasim Ayaa Waxaa Uu shaaca Ka qaaday In Dowladda Qadar Ay Taageero Siinayso Madaxwynaha Suudaan Iyo dhamaanba Shacbiga Reer Suudaan Waxaana Uu Sheegay In aanay Jiri Doonin wax Caqabad Ah Oo Uu Kala Kulmi Doono Dalka qadar Haddii Uu U baahdo In uu Soo Booqdo.

Shekh Xamdi Waxaa Uu Intaasi raaciyay In Madaxweynaha Suudaan Ay Gaarsiiyeen Casumaad Ku Aadan In Uu Ka Soo Qayb Galo Kulanka Magaalada Dowxa Ay Ku Yeelanayaan 30-ka Bishan March Dowladaah Carbed Ee Ku magcaaban Kooxda Dowxa Oo Halkaasi Shir Uga Furmi Doono.

Waxaa Uu Carra Baabay Sheekh Xamdi Bin jaasim In Waxyaalaha Looga Hadli Doono Kulanka Dowxa Ay Ka Mid Noqon Doonto Arrinta Eedayna Loo Soo Jeediyay Madaxweyne Al-Bashiir Isla Mar Ahaantaasna Dowladaha Carbeed Ay U Bllan Sanyihiin In Ay Si adag U Lafa Gyraan Arrintaasi.

“Dowladda qadar Waxaa Ay Ixtiram weyn Sinaysaa Shacabka Reer Suudaan Iyo Madaxweynohooda Cumar Xasan Al-Bashiir Waxaanuna Raacaynaa Qawaaniinta Dhinaca caddaaladda ee U Yaalla Dowladad Qadar waxaanuna Ku Sharafnay Al-Bashiir In Uu Nagala Soo Qayb Galo Kulanka Dowxa “ Sidaasi waxaa Yiri Ra’iisal Wasaaraha Qadar Sheekh Xamdi Bin Jaasim.

Dhinaca Kale Wasiirka Arrimaha Dibadda U qaabilsan Dowladad Suudaan Deeniq Al-war 0o Isagu Madaxweynaha Suudaan Ku Weheliyay Safardii U Danbeeyey Ee U Ku Tagay Dalalka Masar Iyo Erataria Ayaa Waxaa uu Sheegay In Ay ka Qayb Galayaan Kulanka dowxa Isla Mar ahaantaasna Hadafkooda Koowaad aanu Ahayn In Laga Hadlo Oo Kaliya Arrinta Madaxweyaha Suudaan Balse Ay Kala Qayb Qaadan Doonaan Dowladaha Carbeed Sidii Looga Hadli Lahaa Dhamaan Ajandayaasha Halkaasi Lagu Soo Bandhigi Doono.

Isku Soo Wada duuboo Arrimahaani Oo Dhan Ayaa Waxaa Ay Ku Soo Begmayaan Xilli Ay Maxkamadad Heagh Ku Adkaysanayso In La soo qabto Madaxweynaha Suudan Cumar xasan Al-Bashiir Si Loo Maxkamadeeyo.

Waxaana Sidoo Kale Arrintani Ay Ku Soo beegmaysaa Xilli dhowaan wafdi Heer sare Ah Oo Qadar Ka Tagay Ay Booqasho Ku Tageen Dalka Suudaan Halkaasna Ay Kula Soo Kulmeen Madaxweynaha Suudaan Iyo masuuliyiinta Dowladdaasi.

Warqabadka Togaherer
Germany

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: