Toggaherer’s Weblog

DAGAALO DHEX MARAY BEELAHA HAWIYE IYO OROMADA OO DHINAC AH IYO BEESHA CIISE DEEGANKA DIRIDHABA

Posted on: March 26, 2009

DAGAALO DHEX MARAY BEELAHA HAWIYE IYO OROMADA OO DHINAC AH IYO BEESHA CIISE DEEGANKA DIRIDHABA

JigJiga 26 Mar 2009 THN
Wararka naga soo gaadhaya Magaalada Diridhaba(Diridawa ) ayaa sheegaya dagaal u dhaxeeya Beelaha Hawiye Iyo Oramada oo isku Dhinac Ah iyo Beesha Ciise oo dhinac ah Dagaalka ayay Ku dhinteen Dad aad u fara badan oo lagu sheegay tiradooda 47 Ka dhintay Dhinaca Beesha Ciise iyo 17 Ka dhintay Dhinaca Beesha Hawiye Iyo Ormada ee isku dhinaca ah .

Shir lagu dajinayay Xaalada si labada Dhinac loo dhex dhigo Xabad joojin ayaa fashilmay , Shirkaas oo ay wadeen Labada Maamul ee Oramiya Iyo Somalida ka dib markii ay Beesha Ciise ku gacan saydhay in ay joojiyaan Dagaalka.

Xuseen Jaamac Duraan (XUSTO)
Togaherer Jigjiga

Advertisements

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: