Toggaherer’s Weblog

XAFIISKII GOBOLKA SOOL EE XISBIGA UCID OO AY CIIDAMO POLICE AHI ALBAABADA U XIDHEEN .

Posted on: March 24, 2009

XAFIISKII GOBOLKA SOOL EE XISBIGA UCID OO AY CIIDAMO POLICE AHI ALBAABADA U XIDHEEN .

Laascaanood 23 March 2009 (THN)
Xafiiskii Xisbiga Ucid ee Magaala Laascaanood ee gobolka Sool ayaa alaabaada ay laabeen ciimado Police ah sida uu noo xaqiijiyey xoghaya gobolka Sool ee Ucid Mudane Cawil Ismaaciil Faarax.

Mar ay warbaahintu wax ka waydiisay Xoghayaha Gobolka Sool ee xisbiga Ucid Mudane Cawilsababaha xafiiskooda loo xidhay ayaa waxa uu war baahinta u sheegay in amarkasi lagu xidhi xafiiska gobolka ee xisbiga Ucid uu bixiyey taliyaha qaybta Police ka una noo sheegay
in uu isagu leeyahay amarka xafiiska lagu xidhay uuna ku hanjabay taliyahaasi hadii ay hadlaan masuuliyiinta xafiiskaasi iyo waliba xoghayaha in uu xidhi doono oo xabsiga u taxaabi doono.

Ma aha ugmana horayso gardarada ay ku wado xubhanaha xisbiyada iyo waliba siyaasiyiinta had iyo jeer ka soo hor jeeda habka ay wax u wadaan ka dawlada ahaa.

Warqabadka Togaherer
Laascaanood

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: