Toggaherer’s Weblog

MUDAHRAADO RABSHADO CULUS WATA OO KA DHASHAY WADAAD LA XIDHAY OO KA QARXAY BOOSAASO

Posted on: March 23, 2009

MUDAHRAADO RABSHADO CULUS WATA OO KA DHASHAY WADAAD LA XIDHAY OO KA QARXAY BOOSAASO

Garoowe 23 Mar 2009 THN
Rabshado ka dhashay wadaad la xidhay ayaa goordhawayd ka bilaabmay Boosaaso ee Puntland

Wararka naga soo gaadhaya Boosaaso ayaa sheegaya in Mudaharaadku ka isku bedelay markii danbe mid wata rabshado ay dhigayaan dadka magaaladu oo ka cadhaysan Wadaadka la xidhay oo magaciiisa lagu sheegay Sheekh Cismaan , Sheekha ayaa ka caan ah Deeganada Puntland .

Ciidamda loo yaqaan Argagaxiso la dagaalanka PIS ayaa xidhay wadaadka iyaga oo kaxaystay, dadka rabashadaha waday ayaa wadooyinka magaalada ku Gubay Taayiro kuna xidhay dhagxaan iyaga oo markii danbe isku dhacay Ciidamada Amaanka Booliiska ciidamaduna ugu jawaabeen rasaas nool si ay u kala didiyaan waxa la soo sheegayaa dhimasho iyo dhaawac labadaba iyo khasaare kaleba, sidoo kale waxa xidhan dhamaan goobaha ganacsiga ee magaalada.

Ilaa hadda ma jiro wax war ah oo ka soo baxay Dhinaca Xukuumada iyo Booliska labadba .

TogaHerer Garoowe
Axmed Cali weheliye

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: