Toggaherer’s Weblog

R WASAARAHA HUNGRY OO IS CASILAY MARKU WAX KA QABAN KARI WAAYAY DHAQAALE XUMIDA DALKIISA

Posted on: March 23, 2009

R WASAARAHA HUNGRY OO IS CASILAY MARKU WAX KA QABAN KARI WAAYAY DHAQAALE XUMIDA DALKIISA

Dhaqaala xumada Aduunka soo wajahday ayaa hormuud u noqotay in ay masuulo xilkooda isakaga degaan waxaana ka mida ah dalalka ay sida xun u saamaysay dhaqaalo xumadu Dalka Hungary taas oo keentay inuu Ra’iisul Wasarihii Dalkas Mr. Ferenc Gyurcsany in uu soo gudbiyo Icasilaadisaa tan iyo markii ay Xukumadiisa noqoatay mid lagu xanto in aysan wax ka qaban Arimaha Qaska Dhaqaalo Xumo ee Dalkiisa Aafayay.

Waxaana lagu wadaa in uu Malinta Barito ah uu u gudbiyo Waraqadiisa Istaqaalada Barlamaanka Dalkaas.

Dahqaalo Xumadan Hungary ku dhacady ayaa ka asiibatay dhanka Lacgata Amaahda, waxay Aamah ahaan uga heshay IMF Lacag Garaysa $25.1Billion October-tii tagaty.

Mahan Hungary oo kaliya Dalalka Masuul xilkiisa isaga tagay Arimo dhaqaale xumo ka waxaa jiratay bartamihiiJanurary ee sanadjan 2009 in Jasiirad yar oo ku taala Qarada yurub uu Masuulkeedi iasaga tago xilkiisa markii uu sheegay in ayasan jirin sabab uu hatan wax uga qabato waxa soo wajahay dalkiisa.

Dhaqaalaha Togaherer
Maxamed Aadan Nuur

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: