Toggaherer’s Weblog

OBAMA OO KA HADLAY QAABKII AY WAQOOYIGA IRLAND UGA HADLEEN DILKI ASKARTII

Posted on: March 19, 2009

OBAMA OO KA HADLAY QAABKII AY WAQOOYIGA IRLAND UGA HADLEEN DILKI ASKARTII

Madax weynaha Dalka Maraykanka Obama ayaa sheegay in Dadka Waqooyiga Ireland ay uga jawaabeen Si geesinimo leh Quur gooyadii loo gaysatay dhawaantan Sadex Askari oo Irish ah.

Mucaaradka Rebablikanka ayaa dilay Labo Askari iyo Mid Boolis taasina waxay si daran u sii kordhinaysaa waxyeelaynta Shacka iyo Niyadooda.

Obama oo daawanayay sidii ay u dhacaday munaasabadii Baroordiiqda iyo Banaan baxaba isugu jirtay ee ka dhacday Magaalada Belfast ee Dalka Waqooyiga Ireland iyo waliba Tii midow doonka iyo Tageerida in Waqooyiga Ireland ay Briten ku biirto.

waxa uuna sheegay in uu san kalsooni dhab ah niyadiisa ku hayn in Waqooyiga Ireland ay Nabad Caynkan oo lake ay ka jirto.

Hadalkan ayuu sheegay Madax weyne Obama xili uu kula kulansanaa Aqalka Cad Mr. Taoiseach Brian Cowen Gaar ahaan meesha lagu Qabto Xaflada Malinta St Patrick.

‘‘Waxaan ka doonayaa in cid kasta iyadoo I dhagysanayasa ay ogaadaan Arintan-in Maraykanku Had iyo jeer uu is garab taagayo kuwa Nabada ka shaqeeya,’’ayuu Obama Raciyay.

Barack Obama ayaa lagu wadaa in uu kulan kula yeesho Xafiiska Lataliyihiisa Gaarka ah, Wakiilkii ugu horeyay iyo Wasiirkii ugu horeeyay Peter Robinson iyo Martin McGuinness ee ka socada Dalka Waqooyiga Ireland.

Labadan masuul ee gaaray Dalka Maraykanka ee ka socda Waqooyiga Ireland ayaa safarkooda ay ku tagi lahaayeen Maraykanka Dib loogu dhigay sabab lagu micneeyay Arinta Dilaalka loo kala gaystay Askarta Ciidamada Waqooyiga Ireland ee Magaalada Belfast lakiin ay haatan u duulayaan Dalka Maraykanka si ay kulan ula qataan Obama.

Warqabadka Togaherer
Deutschland

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: