Toggaherer’s Weblog

NIN FAR KAGA GODAY SHIL U ISTICMAALAYA USB DRIVER

Posted on: March 19, 2009

NIN FAR KAGA GODAY SHIL U ISTICMAALAYA USB DRIVER

Nin u dhashey wadanka Finland oo ah computer programmer ayaa far kaga goday shil uu galay meel u dhaw Caasimada Finland ee Helsinki, Ninkan wuxuu samaystey oo farti ka goday ku bedalay far u eg USB driver taas oo ku xidhan gacantiisa.

Jerry Jalava waxa uu isticmaala 2GB USB memory isaga oo ka soo dhex bixiya halka ay cididu ugu taaley, fartu ma aha mid ku samaysan gacanta oo aan ka fuqeyn markuu isticmaalayo waxa uu ku reebayaa computerka.

Jalava ayaa sheegay in uu doonayo in uu sii hormariyo fartiisa isaga oo doonayo in uu balaadhiyo xajmiga ay qaado oo iminka ah 2Gb sidoo kale in uu ku soo siyaadiyo Wireless oo aanu uba baahan in uu Computerka gliyo.

Fikradan ayuu ka helay kadib markii dhakhaatiirtii daweyneysay ay kula kaftameen in uu u baahan yahay far USB ah maadaama uu yahay (GEEK) dadka takhasuska dheer u leh Computerka kuna xidhan had iyo goor, kadib waxa uu halkaas ka anba qaadey in uu samaysto fartaas.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: