Toggaherer’s Weblog

QARAX XOOGAN OO KA DHACAY DALKA PAKISTAN

Posted on: March 17, 2009

QARAX XOOGAN OO KA DHACAY DALKA PAKISTAN

7 Qof ayaa ku dhimatay Qarax Bas oo ka dhacay Magaalada Rawalpindi ee Dalka Pakistan waxaana ku dhaawacmay Qaraxas15 Qof oo kale.

Qaraxan ayaa ka dahcay Xaafada Pirwadhai ee uu dhaxaysa Magalada Rawalpindi iyo Islamavad, sidaas waxaa sheegay Madax Booliska Mr. Nasir Khan Durrani.Mr Durrani ayaa waxa uu sheegay in uu Qaraxu u muuqday weerar Qarax Ismiidaamin.

Goobtan Basaska laga Raaco ayaa ahayd meel aad u mashquul badan una dhaweyd Caasimada Dalka ee Islamabad iyo Suuq aad u balaadhan.

Waxaa markiiba gaadhay meesha qarax ka dhacay Ambulance iyo gar gaarka deg deg ah.Dakii dhawacana waxa la geeyay Cisbitaalka uu dho. Ilaa imaka ma cada Cida ka dembaysay Qaraxan.

Qaraxan ayaa Bur buriyay Gawadhi farabadan oo taagnaa halkaas
Qaraxan ayaa ku soo beegmaya iyadoo ay mucaaradka Rabshado ka waday Dalka mudoo Sadexda Isbuuc ah ay u Dabaal dagayeen Goa’aankii ay Xukumadu Qaadatay oo ay kuu soo ceeliyeen Xilkii madaxa Cadaalada Mr. M.Iftikhar Chaudhry.

Maxamed Aadan Nuur
Warqabadka TogaHerer
Islamabad,Pakistan

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: