Toggaherer’s Weblog

WASIIRADA DHAQAALAHA G20 OO KUU KULMAY DALKA UK

Posted on: March 16, 2009

WASIIRADA DHAQAALAHA G20 OO KUU KULMAY DALKA UK

UK 15 March 2009 (THN)

Wasiirada Dahqaalaha ee Wadmada G20 ayaa isku raacay in ay Tageeraan sidii lagu takhaluusiyo Dhaaqala xumada caalamka haatan haysata.

‘‘Waxaan balanqaadnay qorshee ogolaanaya in la sameeyo Dadaal fara badan taas oo lagama maar maan ah si loo soo celiyo Dhaqaalihii lumay’’ ayay ku sheegeen iyaga oo wada jooga inta aan la gadhiin kulanka lagu wadao in uu ka dhaco Ingiriiska Gaar ahaan Magaalada London.

Waxayna rajaynayaan in ay isku raaci doonaan Agenda wax looga Qabanayo Dhaqaalaha oo lagu soo bandhigi doona Shirka lagu la filayo in uu ka dhaco Wadanka Ingiriiska oo looga hadli doono dhaqaalaha Caalamka.

Madax sare ee Dhanka Dhaqaalaha UK Alistair Darling ayaa sheegay in ay isku raaceen Hay’ada Amaahda bixisa ee IMF in ay siindoonto lacag aad u farabadan si ay wax uga qabtaan dhaqaalaha sii liicaya.

Arintan ayaa ku soo beegmasaysa Markii Wasiirada Dhaaqalaha Maraykanka iyo Ingiriisku ay hor kacayeen Baaqii ahaa in la qabto heshiis cad oo lagu qarash garaynayo dhaqaala lumaya,markaasna Qaarka tirsan Yurub ay soo badhigeen mooshin kale oo looga hadli doono kulanka London ka qabsoomidoona bisha ina xigta.

Dhaqaalaha TogaHerer
Maxamed Aadan Nuur
Pakistan

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: