Toggaherer’s Weblog

XILDHBAAN XUSEN SAHAL CIISE OO SI KADIS AH U GEERIYOODAY MARXUUNKA AYAA KA TIRSANAA AQLKA GUURTIDA

Posted on: March 15, 2009

XILDHBAAN XUSEN SAHAL CIISE OO SI KADIS AH U GEERIYOODAY MARXUUNKA AYAA KA TIRSANAA AQLKA GUURTIDA

Hargeysa 15 Mar 2009 THN
Alle ha u naxariiste waxa maanta si kadis ah ugu geeriyooday Hargeysa Marxuum Xuseen Sahal oo ka tirsanaa Golaha Guurtida Somaliland Xildhibaanka ayaa Geeriyooday maanta ka dib markii uu ka qayb gal fadhigii Golaha Guurtida ee maanta, ka dib markii uu dhamaaday kalfadhigaasi ayay u timi tii Alle .

Xildhibaanka ayaa Sida la sheegay u geeriyooday ka dib markii uu wadnuhu Istaagay Waxaana lagu aasi doonaa Xabaalaha qaranka Maalinta Barri ah.

Marxuumka ayaa ka tirsanaa Golaha Guurtida Somaliland Muddo Dheer oo Ku siman ilaa Shirweynihii Beelaha Ee Boorame ee 93 kii , Xildhibaanka ayaa ka soo Jeeday Gobolka Togdheer.

Inaalilaahi Wa inaa ilayhi Raajicuun Dhamaan Bahda Mareegta TogaHerer waxay tacsi u diraysaa Ehelka iyo Qaraabada iyo Guud ahaan Shacbiga Somaliland Geerida Xildhibaan Xuseen Sahal Ciise Marxuumkana Waxaanu Alle Uga baryayanaa In uu janadii Fardawsa Ka waraabiyo Amiiiiiiiiiiiin.

Advertisements

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: