Toggaherer’s Weblog

WASIIRKA MAALIYADA S/L MUDANE CAWIL CALI DUCALE KA WARAMAY SHIRKA BURCO.

Posted on: March 13, 2009

WASIIRKA MAALIYADA S/L MUDANE CAWIL CALI DUCALE KA WARAMAY SHIRKA BURCO.

Hargaysa 12 March 2009 (THN)

Wasiirka Maaliyada Somaliland Mudane Cawil Cali Ducaale oo manta waraysi siiyey TVga Qaranka Somaliland Sheegay Mawqifka uu ka tagan yahay shirkan Burco kusoo gabagabooay iyo sida ay u eegtay arintaa shirkaasi iyo waliba saamaynta ay ku yeelan karto qaranka Somaliland.

Wasiir Cawil Cali Ducaale ayaa sheegay in shirkasi aanu haba yaraatee wax saamayn ah ku yeelanayn geedi socodka qaranka taas oo uu sheegay in aanuu shirkani waxba soo siyaadinayn wasaarika waxa uu sheegay in shirkan la leeyahay burco ayuu ku soo gabagaboobay ee loo shiraayey laba beelood oo degan Burco ay ka wanaagsanayd iyada oo si kale loo wada shiro si iyada oo loo shiro Axsaab Ucid Kulmiye iyo Udub taas oo uu yidhiw wasiirku shir beeleed waxaan moodayey in waa hore la soo dhaafay se waa nasiib daro in maanta loo shir arintaa laga soo gudbay waa hore.

Wasiirka waxa uu sheegay mar uu ka waramaayey arimaha baryahan dambe dhex aloosnaa siyaada dalka ee ah doorashada iyo qabsoonkeeda iyo hadii marka mudada madaxweyne Riyaale dhaamto la o dooran doono madaxweyne cusub waxa uu yidhi aduunku dastuur ayuu ku kala socdaa dastuur ayaa inoo ayaala kaas ayuunbaana lagu kala baxyaa tan madaxweynahana dee madaxweyne waxa uu kurisi kaga degaa wad iyo madaxweyne kale oo doorasho ku yimaada maraka waxa uu wasiirku yidhi taasi na dadka ayey ku xidhan tahay.

Ugu damabayntii wasiirka maaliyada somaliland Mudane Cawil waxa uu hadalkisa ku so gaba gabeeyey hadii nalaga guulaysto Udub ahaan si sharaf leh ayaanu uga degaynaa xilka nin walaaban waxa uu qaban doonaa wixi hore uu u qaban jiray .

Maxamed Muuse
Togaherer Hargaysa

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: