Toggaherer’s Weblog

WAR DEG DEG AH: XASAN LOOSHADE OO KA TIRSANAA KOMISHANKA QARANKA OO GEERIYOODAY

Posted on: March 13, 2009

WAR DEG DEG AH: XASAN LOOSHADE OO KA TIRSANAA KOMISHANKA QARANKA OO GEERIYOODAY
Hargeysa 13 Mar 2009 (THN)
Inaalilaahi Wa inaa Ilaahi Raajicuun Waxa galabta Ku Geeriyooday Magaalada Hargeysa Alle ha u raxmadee Marxuum Xasan Maxamed Cabdi Looshade oo ka mid ahaa Gudida Doorashooyinka Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland .
Marxuumka ayaa Wadnuhu istaagay Ka dibna u geeriyooday Wadna Istaaga marxuumka ayaa lagu wadaa in la aaso Barri Haddii Eebe Idmo laguna aaso Xabaalaha Qaranka..

Marxuumka ayaa Ahaa Gudoomiyiha Gudida Diiwaangelinta Qaranka oo loo magcaabay Maalin dhawayd kadib markii Xubnaha Komishanku ka qaadeen Xilkii Mudane Ismaaciil Muse Nuur.

Inaa Lilaahi wa inaa Ilayahi Raajicuun Alle ha u naxariisto Marxuumka Janadii Fardawsana Ha ka waraabiyo .
Dhamaan bahda TogaHerer Network waxay tacsi U diraysaa Marxuumka Eheladiisi iyo Shacbiga Somaliland marxuumkana Alle Ha u naxariisto.

M Muuse
Hargeysa
Warqabadka ToggaHerer

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: