Toggaherer’s Weblog

JABAHADA ONLF AYAA SHEEGAY IN AY QABSADEEN MAGAALADA MUSTAXIIL

Posted on: March 11, 2009

JABAHADA ONLF AYAA SHEEGAY IN AY QABSADEEN MAGAALADA MUSTAXIIL

Musataxiil 10 March 2009 (THN)
Jabhadda ONLF ee ka dagaalanta deegaanka ismaamulka Soomalida ee Wadanka Itoobiya ayaa waxay sheegteen in ay qabsadeen Magaaladda Mustaaxil oo beriyahan dambe dagaalo halkaas ku dhex-maraayeen ayaga iyo Ciidamadda Wadanka Itoobiya.Waxay jabhadu sidoo kale sheegteen in ay ku dhowyihin in ay qabsadaan Magaaladda Qalafe iyo Wardheer oo ay weli halkaas oo ay ka soconayaan Dagaalo xoogani .

ONLF ayaa waxay intaa ku dareen in ay dishay 80-ka mid ah Askarta Wadanka Itoobiya oo ay la dagaalamaysay Maalmihi la soo dhaafay.Dhanka kale Afhayeen uu hadlay Dowladda Ethiopia ayaa waxaa uu BBC-da uu sheegay in Wararkaasi ay yihin wax kama jiraan ayna ka foogtahay xaqiiqda.wuxuuna inta ku daray sheega shada ONLF ay ku sheeganayso in ay dileen Askar gaareeya 80-Askari ay iyaduna tahay wax la soo doo doobay.

Milateriga wadanka Itoobiya waxay weerar ku bilaabeen Dagaalyahanadda ONLF sanadi 2007 ka dib marki ay weerareen Goob ku yaala Gobolka Ogadenia oo halkaas laga baaraayey Shidaal,waxaana halkaas ku dhintay Dad gaareeya 76-qof oo ay uu badnaayeen Muwaadinin Shiinees ah kuwa oo halkaas Howlo Shidaal baaris waday.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: