Toggaherer’s Weblog

WAFTI KA KOOBAN QAAR KA MID AH HOGAANKA KULMIYE OO GALABTA GAADHAY MAGAALADA BURCO

Posted on: March 10, 2009

WAFTI KA KOOBAN QAAR KA MID AH HOGAANKA KULMIYE OO GALABTA GAADHAY MAGAALADA BURCO

WAFTI KA KOOBAN QAAR KA MID AH HOGAANKA KULMIYE OO GALABTA GAADHAY MAGAALADA BURCO

Burco 09 March 2009 (THN)
Wafti balaadhan oo ka socda Xisbiga kulmiye ayaan maanta ka amaba baxay caasimada Somadland ee Hargaysa iyaga oo ku sii jeeda magaalo madaxda gobolbka Togdheer ee Burco taas oo aad ay ugu soo dhaweeyeen cuqaal , salaadiin , odayaaal iyo dadweyne kale oo aad tiro badan dadkaa oo duna dulaadka magaalda Burco oo ay ku sugaayeen soo dhawaynta waftigan balaadhan ee kulmiye.

Waftiga oo kal koobna qaar ka midh ah hogaanta sare ee xisbiga kulmiye raxan xildhibaano ah iyo gudoomiyaha xibigii la aqoon san waayey ee iminka ku biiray Kulmiye,waxaa waftigan ka mid ahaa Gudoomiye kuxigeenka labaad ee xisbiga kulmiye mudane Cabdi Raxmaan Cabdi Qaadir Faarax , Afhayeenka xisbiga kulmiye Maxamed Kaahin Ahmed ,raxan xildhibaano ah, aqoon yahano, qurbajoog , dadkwayne kale oo dalka magac ku leh iyo gudoomiyaha Xibigii la aqoon san waayey ee qaran iminkana ku biiay Kulmiye Dr Maxamed Cabdi Gaboose .

Waftigan dhimucda badan ayaa waxaa lagu sheegay safarkoodan in uu yahay shira la is leeyahay bilawgii sidii looga midho dhalin lahaa geediga hayaanka isbedel doonka dalka, kuwaas oo todobaankan lagu wado in ay magaalda Burco uga bilaabmaan qaar ka mid ah beelaha waayeyn iyo bulshada rayidka ah ee gobolkan Togdheer sida wararku sheegayaana waxaa madaxdan xisbiga kulmiye iyo dhamaan waftigaba lagu marti qaaday kulanadasi in ay ka qaygalaan.

Wufuuda magaalada Burco soo gaadhay ayaa noqonayso mid aad u miisaan culus oo dhaamtaan taageerayaan kuu leh bulshada ku dhaqan Togdheer , Sool iyo Sanaag waxa kale oo kulamadaasi lagaga tashan doona marxalada dalku maraayo iyo waxa laga yeelayo mudana ka dambaysa 6 April ee sanadkan aynu ku jirno taas oo ku began dhamaadka xukuumada tiyaale oo waqtigeedii ku eegayahay .
Kulamadan oo ka bilaabmi doona todobaankan magaalda Burco ayaa abaabulkeeda laga daremayaa magaalada Burco oo lagu qaban doono isla magaaladaasi.
Farxaan Yusuf Ismaaciil
Togaherer Burco

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: