Toggaherer’s Weblog

CUQASHA & WAXGARADKA ARDAGA BAHO E BEESHA CIDAGALE OO BOGADISAY HESHISITA COLADII TAGNAYD 42 SANO

Posted on: March 10, 2009

CUQASHA & WAXGARADKA ARDAGA BAHO E BEESHA CIDAGALE OO BOGADISAY HESHISITA COLADII TAGNAYD 42 SANO

Waxannu halkan Hanbalyo iyo Bogaadin u marinaynaa Guddida iskood isku xilqaantay, qabanqaabisayna in ay kulansiiso labada Beelood ee Guutaale Caynaanshe( Habar Younis ) iyo Khalid Habar Waa ( Dhulbahante ) ee Colaadu dhex taalay 42 ka Sanadood. Waxannu Duco iyo Qadarin aannu u diraynaa Cuqaasha, Waxgaradka iyo Dhalinyarada labada Beelood ee iyana ka heshiiyey soona Af jaray Colaadaa, muddada dheer jirtay, Alle (SWT) ayaa Mahad leh.

Cuqaasha, Waxgaradka, Culamaa’ u Diinka iyo Aqoonyahanka Ardaaga Baho ee Beesha Ciidagale:
Chief Caaqil Cabdi Maxamed Aw Cabdi
Caaqil C/Raxmaan Xasan Xaji Adan
Caaqil Maxamed Xirsi Faarax
Caaqil Rashid Cabdi Xandulle
Xaji Maxamuud Cabdi Aw Muuse
Xaji Cabdi Omaar Heebaan
Adan Sh. Mohamoud Sh. Haruun
Dahir Xusse Naaleeye
Cabdilaahi Axmed Higlabood
Muxumed Aw Yuusuf Hanfi
Mahdi Hassan Ahmed
Sh. Siciid Jama Gudaal
Xasan Cismaan Aw Adan
Diiriye Good Xirsi
Rashid Jaamac Good
Ahmed-Kayse Cali Xuseen

Waa Guul Alle iyo Af Garad, Illaahay Baa Mahad leh, intii ka hawl gashayna Illaahay Ha Ka Jasaa’i Siiyo.

Caaqil Abdulrahman Hassan Haji Adan
Ludvika Sweden.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: