Toggaherer’s Weblog

QARAX QASAARE NAF IYO MAALBA GAYSTAY OO FIIDKII CAWA KA DHACAY MAGALADA BOOSAASO EE P/L

Posted on: March 9, 2009

QARAX QASAARE NAF IYO MAALBA GAYSTAY OO FIIDKII CAWA KA DHACAY MAGALADA BOOSAASO EE P/L

Boosaaso 08 March 2009 (THN)

Waxa caawa fiidkii magaalada Boosaaso ka dhacay qarax geystey khasaare nafeed oo gaaraya ilaa 13 ruux oo u badan Boolis iyo ciidanka waddooyinka ee Taraafigga loo yaqaan.

Saraakiisha Amniga ee ku sugan magaalada Boosaao ayaa sheegay in dhaawaca dad rayad ahi ku jiraan dadkaa oo tiridooda lagu qiyaasay 6 halka 7 ay ahaayeen ciidamada police ka P/L , qaraxuna uu ka dhacay isgoyska Gaaca ee u dhow saldhigga Boliska ee badhtamaha magaalada ganacsi ee Boosaaso.

Waxaa dhamaan dadkii ku dhaawacmay la geeyey cusbataalka wayn ee magaalda Boosaaso halkaa oo lagu dhaawicinaayo.

Ilaa hadda lama garanayo cidda ka danbeysey weerarkan banbaane ee sida la sheegay lagu tuuray xarunta Boliska, waxayse u muuqataa inuu dabo socdo qaraxyadii dhowaan ka dhacay Boosaaso iyo Hargeysa ee lala beegsaday xarumaha dawladda , iyadoo aad mooddo inaan maamulka cusub ee Dr Faroole hanan nabadgelyada magaalada Boosaaso, oo aan waxba iska bedelin rasaastii dhici jirtey iyo qaraxyadanba.

Baashe Maxamed Yusuf
Togaherer Bosaaso

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: