Toggaherer’s Weblog

KHASAARAHA DIYAARAD AMISOM U SIDAY SAHAY OO BURBURTAY OO SII KORDHAYA IYO WARAR DHEERAAD

Posted on: March 9, 2009

SARAKIIL KA TIRSAN CIIDAMADA AMISOM OO KU GERIYODA DIYAARAD KU DHACADAY VICTORIA LAKE UGANDA
Nairobi 09 Mar 2009 (THN)

Ilaa iyo haatan waxaa wararku shegayaan in la xaqiijiyay ilaa 12 ruux inay ku geeriyoodeen diyaaradii ku dul bur burtay harada Lake Victoria, diyaaradaas oo sahay mileteri u siday ciidamada nabada ilaalinta u jooga Soomaliya gaar ahaan ciidamada Uganda ee Muqdisho ku sugan.

Diyaradan oo la filayay inay maanta soo gaadho magaalada Muqdsiho ayaa cilad ku timid awgeed ay u bur burtay wakaalada wararka ayaa sheegayaa inay ku dhintee ilaa 12 ruux oo ay ku jiraan seddex saraakiil oo u dhashay burundi sida dowlada dalkaasi ayaa iyana xaqiijisay.

Uganda ilaa iyo haatan wax faahfaahin ah kama ay soo bixin qasaaraha iyo sida shilkaasu u dhacay, iyadoo weli ay socoto baadhitaano lagu sameynayo sababaha shilkaas dhaliyay iyo xadiga qasaaraha inta uu la eg yahay.

Sarakiisha ku dhimatay diyaaradan ayaa waxaa la doonayay inay ka howl galaan soomaliya oo ay ku biiran saraakiisha kale ee ka joogta ciidamada AMISOM soomaliya kuwasoo ka kala socda wadamada Burundi iyo Uganda.

Warqabadka ToggaHerer
Nairobi
Cigaal Adem

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: